Madaafiic caawa lagu weeraray Garoonka dayuuradaha Muqdisho & Xerada Xalane

Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa caawa lagu weeraray Garoonka Dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo aan la ogeyn halka laga soo tuuray. Ugu yaraan shan madfac oo jugtooda laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada ayaa la sheegay inay ku dhaceen nawaaxiga Garoonka Dayuuradaha Aadan Cadde iyo xerada Xalane oo ay degan yihiin Ciidamada AMISOM, … Continue reading Madaafiic caawa lagu weeraray Garoonka dayuuradaha Muqdisho & Xerada Xalane